Quick Sale
Guri Lama jidle, waxaa gurigaan la dhisay 5 sano ka hor, as aaska guriga waxaa lagu talagalay in la sii saari karo 5 biyaano kale.
waa guri shubkiisa sii fiican loo dhisay. waxaas u dhaw yahay isbitaalka Madiina. kiro waxaa ka soo galo $600 bishii
waxaa laga dhisay 2 partamento oo kala ah
qeybta 1aad
3 Bedrooms
2 Toilets
Kitchen
qeybta 2aad
3 bedrooms
2 Toilets
kitchen
qeyta 3aad